UW Medicine Department of Obstetrics and Gynecology main logo
Cidda Aan Nahay

Jaamacadda washigton Qaybta Caafimaadka, Xarunta Wargalinta Bulshada, iyo Waaxda Xiriirka waxay bilaabeen oleolaha One Vax Two Lives si ay u muujiyaan sida halka talaal ee qofka uurka leh uu faa’iido ugu leeyahay difaaca nolosha hooyada iyo ilmaha.

Ujeedka yagu waa in aan siinno macluumaad caafimaad ahaan iyo saynis ahaan sax ah oo ku saabsan talaalka shakhsiyaadka uurka leh iyo kuwa naasnuujinaya.

Waxaa maamula dhaqaatiir iyo saynisyahano ku suga Jaamacadda Washington Qaybta Caafimaadka iyo Waaxda Xiriirka kuwaas oo u qumay caafimaadka bulshada ee shakhsiyaadka uurka leh iyo kuwa naasnuujinaya.


Kristina Adams Waldorf, MD

Kristina Adams Waldorf, MD waa Barafasoor qaabilsan Cudurada Caruurta iyo Dumarka iyo Barafasoor Aan joogto ahay oo Caafimaadka Dunida ka dhiga Jaamacadda Washington Qaybta Caafimaadka. Waa khabiir adduunka laga yaqaano oo taqaana sida caabuqyadu u saameeyaan uurka iyo sida talaalada iyo daawooyinku u difaacaan hooyada iyo uurjiifka. Waa madaxa Machadka Qaran ee Caafimaadka Caruurta iyo Qaybta Daraasadda Maternal-Fetal Biology. Waa xubin kamid ah xarunta Sayniska Taranka iyo xarunta Difaaca Dabiiciga ah iyo Cudurada Difaaca samaysta. Kaalmadeeda deeqda ah waxay ka timid Machadka Caafimaadka ee Qaranka,  March of Dimes, Burroughs-Wellcome Fund, Machadka Cilmibaarista Caafimaadka ee Canada iyo Golaha Cilmibaarista Caafimaadka Qaranka ee Australia.

Koko Koltai, PhD

Post-doctoral fellow at Center for the Informed Public
 

Alex Stonehill

Head of Creative Strategy, UW Comm Lead


Ekta Dokania, MCCL

UW Comm Lead

Lauren Marcell, MS4

Medical Student Lead

Isabelle Crary, MS3

Medical student research team

Carly Baxter, MS3

Medical student research team

Sara Rutz, MS4

Medical student research team

Emily Huebner, MS4

Medical student research team, webmaster

Magali Sanchez,
MPH (Epidemiology)

Grad student researcher

Elizabeth Cox, MPH (Community-Oriented Public Health Practice)

Grad student researcher

UW Center of Informed Public main logoConfluence Health Logo